CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab written by Warsan Radio 13/08/2022 Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka HiiraanGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa qeybka ah Hawlgalka dib u Xoreynta Gobolka Hiiraan.Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan ayaa lagu baacsanayo Al-Shabaab oo dhibaato Xoogan ku haysay Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiraan, waxana laga tilmaami karaa Falalka ay gestaan Gubida Guryaha ay dagan yihiin shacabka, Ceelashii ay biyaha ka cabi jireen iyo Ateenooyinka isgaadhsiinta.Saraakiisha Ciiidamada & Masuuliyiinta Maamulka Hiraan ayaa sheegay in Guulweyn laga gaaray Hawlgalka ka socda gobolka Hiiraan.Waxaa kaloo sheegeen in ku dhawaad 10 degaan ay kala waregeen Shabaab, kuwaasoo u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas. CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawiro:-Baydhabo oo laga xusey maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada next post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump You may also like Dhageyso:-Ciidamada AMISOM oo lagu eedeeyay in ay dad rayid ah ku dileen dulleedka Muqdisho 25/10/2017 Madaxweynaha Dowlad goboleedka KGS oo Wafdi ka socda QM kala hadley doorashooyinka & Arimaha Abaaraha 01/03/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 25/05/2022 Baarlamanka aqalka hoose ee Soomaaliya oo ka dooday matalaadda siyaasadeed ee Gobolka Banaadir 25/06/2020 Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Koonfur Galbeed 20/12/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 04/05/2020 Wasiirka Cayaaraha oo Shaqadii ka joojiyay Guddoomiyihii xiriirka Cayaaraha fudud 02/08/2023 R/ Wasaare Xamse: Waa guul in culeyska lacag dhan $5.2Billion nalaga Cafiyay . 14/12/2023 Saciid Deni oo sharci darro ku tilmaamay ridistii Kheyre, kuna eedeeyay Madaxweyne Farmaajo… 27/07/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 30/05/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.