CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab written by Warsan Radio 13/08/2022 Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka HiiraanGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa qeybka ah Hawlgalka dib u Xoreynta Gobolka Hiiraan.Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan ayaa lagu baacsanayo Al-Shabaab oo dhibaato Xoogan ku haysay Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiraan, waxana laga tilmaami karaa Falalka ay gestaan Gubida Guryaha ay dagan yihiin shacabka, Ceelashii ay biyaha ka cabi jireen iyo Ateenooyinka isgaadhsiinta.Saraakiisha Ciiidamada & Masuuliyiinta Maamulka Hiraan ayaa sheegay in Guulweyn laga gaaray Hawlgalka ka socda gobolka Hiiraan.Waxaa kaloo sheegeen in ku dhawaad 10 degaan ay kala waregeen Shabaab, kuwaasoo u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas. CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawiro:-Baydhabo oo laga xusey maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada next post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump You may also like Dowladda Somalia oo ka hadashay qaraxa ka dhacay Kismaayo 22/02/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 29/09/2022 Xukuumadda Faah Faahisay Shirka Guddiga Farsamada Uga Socda Baydhabo 16/02/2021 Faah faahin kasoo baxeysa dagaal ka dhacay degmadda ceelwaaq 11/06/2020 Khasaaro ka dhashay Dagaal ka dhacay degaan ka tirsan Sanaag 27/06/2020 Amniga Magaalada Beledweyne oo xumaaday iyo dilal ka dhacay 05/10/2023 Ra’iisal wasaare Rooble oo kormeeray fariisimo ciidan oo ku yaalla Awdheegle 12/04/2021 Kooxo hubeysan oo maanta nabaddoon ku dilay degmada Afgooye ee Gobolka shabeelada hoose. 01/08/2022 Dhageyso: Madaxweyne Lafta Gareen Oo Kahadlay Qorista Afka Maayga. 24/12/2019 DHAGEEYSO:-SANAD KII TAGAY 3 BILOOD EE UGU HOSEEYSAY 2016DA 28/12/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.