CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab written by Warsan Radio 13/08/2022 Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka HiiraanGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa qeybka ah Hawlgalka dib u Xoreynta Gobolka Hiiraan.Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan ayaa lagu baacsanayo Al-Shabaab oo dhibaato Xoogan ku haysay Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiraan, waxana laga tilmaami karaa Falalka ay gestaan Gubida Guryaha ay dagan yihiin shacabka, Ceelashii ay biyaha ka cabi jireen iyo Ateenooyinka isgaadhsiinta.Saraakiisha Ciiidamada & Masuuliyiinta Maamulka Hiraan ayaa sheegay in Guulweyn laga gaaray Hawlgalka ka socda gobolka Hiiraan.Waxaa kaloo sheegeen in ku dhawaad 10 degaan ay kala waregeen Shabaab, kuwaasoo u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas. CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawiro:-Baydhabo oo laga xusey maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada next post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump You may also like Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay magaalada Abu Dhabi 27/02/2018 Dhageyso:-Dood ku saabsan saameynta Covid-19 uu ku yeeshey Waxbarashada Dalka. 10/06/2020 Mareykanka iyo Ingiriiska oo weerarka cirka ah ku qaaday Xuutiyiinta Yemen 25/02/2024 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 19/07/2022 Hub ka-dhigista TPLF oo bilaabatay 11/01/2023 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/05/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 15/06/2020 Shirka Madaxda IGAD oo Maanta ka furmaya Jabuuti & Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya 12/06/2023 GUDDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE GOLAHA SHACABKA OO KULAN LA QAADATAY CULIMA’UDIINKA SOOMAALIYEED 02/12/2022 Faah Faafhino ka soo baxaya Khasaaraha Dagaalkii laascaanood ka dhacay 24/06/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.