CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab written by Warsan Radio 13/08/2022 Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka HiiraanGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa qeybka ah Hawlgalka dib u Xoreynta Gobolka Hiiraan.Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan ayaa lagu baacsanayo Al-Shabaab oo dhibaato Xoogan ku haysay Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiraan, waxana laga tilmaami karaa Falalka ay gestaan Gubida Guryaha ay dagan yihiin shacabka, Ceelashii ay biyaha ka cabi jireen iyo Ateenooyinka isgaadhsiinta.Saraakiisha Ciiidamada & Masuuliyiinta Maamulka Hiraan ayaa sheegay in Guulweyn laga gaaray Hawlgalka ka socda gobolka Hiiraan.Waxaa kaloo sheegeen in ku dhawaad 10 degaan ay kala waregeen Shabaab, kuwaasoo u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas. CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawiro:-Baydhabo oo laga xusey maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada next post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump You may also like Madaxweyne Qoor Qoor oo sheegay in Maamulka Galmudug u baahan tahay xasilooni Amni & mid siyaasadeed 15/08/2022 Sawiro ;-Maamulka Magaalada Baydhabo Oo Deeq Raashiin Ah Gaarsiiyey Dadka Danyarta Ah Ee Ku Nool Gudaha Magaalada 08/09/2022 Wasiir Jamaal Oo Walaac Darran Ka Muujiyay Ciidanka Sugaya Amniga Doorashada Boosaaso 19/02/2022 Dhageyso:- Barnaamijka Kulanka Warsan 16/02/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Jaamacada carabta 04/06/2022 Diyaaradaha dalka Turkiga oo sheegay in uu duqeyn kudilay dagaalyahano Kurdiyiin ah 03/10/2022 Dhageyso: Maxaa Kahor Taagan Dhalinyarada Soomaaliyeed In ay Ka Soo Muqaal Siyaasada Dalka 08/01/2020 Dowladda Soomaaliya oo ku dadaaleysa sidii dhallinyarada looga wacyi-gelin lahaa COVID-19 08/05/2020 Shirka Golaha Wasiirada oo loogaga hadlay qodobo muhiim ah 08/04/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 03/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.