CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab written by Warsan Radio 13/08/2022 Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka HiiraanGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa qeybka ah Hawlgalka dib u Xoreynta Gobolka Hiiraan.Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan ayaa lagu baacsanayo Al-Shabaab oo dhibaato Xoogan ku haysay Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiraan, waxana laga tilmaami karaa Falalka ay gestaan Gubida Guryaha ay dagan yihiin shacabka, Ceelashii ay biyaha ka cabi jireen iyo Ateenooyinka isgaadhsiinta.Saraakiisha Ciiidamada & Masuuliyiinta Maamulka Hiraan ayaa sheegay in Guulweyn laga gaaray Hawlgalka ka socda gobolka Hiiraan.Waxaa kaloo sheegeen in ku dhawaad 10 degaan ay kala waregeen Shabaab, kuwaasoo u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas. CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawiro:-Baydhabo oo laga xusey maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada next post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump You may also like Taliyaasha Ciidamada Kenya oo Soo Gaaray Balad-xaawo, iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo 23/04/2020 MADAXWEYNE FARMAAJO OO GAARAY MAGAALADA ADDIS ABABA 04/10/2021 Akhriso:-Xildhibaanada oo ansixiyay dhismaha Guddiga la dagaalanka Musuq maasuqa 13/11/2017 Akhriso: Dhambaalka Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1-da May 01/05/2020 Midowga Yurub oo cunaqabateyn ugu hanjabay Dowladda Lubnaan 20/06/2021 Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda oo xilka la wareegay 28/11/2020 Jubbaland oo ku baaqday in wadahadal ay isugu yimaadan DFS iyo dowlad goboleedyada. 11/06/2020 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 16/01/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 20/06/2020 Tirada dadka tahriibayaasha ah ee badda ku dhintay sanadkii hore oo korortay 30/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.