Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo written by Warsan Radio 14/08/2022 Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ku dhexmaray degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaad katirsan Kooxda Macawiisleeyda iyo Xubno kamid ah Ururka al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay sida la sheegay kadib markii maleeshiyaadka macawiisleeyda ay weerareen degaanka Xalfooleey , waxaana dagaalka labada dhinac kasoo gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.Mid kamid ah horjoogayaasha macawiisleeyda ayaa sheegay in ay Al-Shabaab kala wareegeen degaanka, Isla markaana khasaaro ay ku gaarsiiyeen dagaalkii ay la galeen wallow aan weli la helin warar madax bannaan oo xaqiijinaya warkaas.Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in xaaladu ay tahay mid degaan, balse markasta la filan karo inay dagaalamaan dhinacyada maleeshiyaadka Macawiisleeyda iyo Al-Shabaab. Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Puntland Oo Soo Saaray Amar Uu Ku Joojiyey Iibinta Buugaag Muhiim Ah next post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/11/2018 Akhriso:-Maxaa bari laga filan karaa Baarlamanka maxaase la gudboon madaxweyne Farmaajo? 30/03/2018 Sanbaloolshe: Farmaajo mudada uu dastuurka ogolyahay kuma soo magacaabin Raaisal wasaaraha 30/08/2020 Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Dhawaaqay Hirgelinta Doorashooyinka Dalka 09/01/2021 Sawiro:-Kulan Looga Hadlayey Ka Hortaga Askareynta Caruur Oo Maanta Lagu Qabatay Magaalada Baydhabo 08/09/2022 Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Burco 02/07/2022 Al-Shabaab oo weeraray saldhig ay leeyihiin Ciidamada Jubbaland. 28/04/2019 Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & Faah faahin laga helayo 03/12/2021 Casharka todobaadka waa aqoonta bulshada waxa ay ka tarayso Nabadda. 10/06/2021 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/11/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.