Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo written by Warsan Radio 14/08/2022 Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ku dhexmaray degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaad katirsan Kooxda Macawiisleeyda iyo Xubno kamid ah Ururka al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay sida la sheegay kadib markii maleeshiyaadka macawiisleeyda ay weerareen degaanka Xalfooleey , waxaana dagaalka labada dhinac kasoo gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.Mid kamid ah horjoogayaasha macawiisleeyda ayaa sheegay in ay Al-Shabaab kala wareegeen degaanka, Isla markaana khasaaro ay ku gaarsiiyeen dagaalkii ay la galeen wallow aan weli la helin warar madax bannaan oo xaqiijinaya warkaas.Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in xaaladu ay tahay mid degaan, balse markasta la filan karo inay dagaalamaan dhinacyada maleeshiyaadka Macawiisleeyda iyo Al-Shabaab. Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Puntland Oo Soo Saaray Amar Uu Ku Joojiyey Iibinta Buugaag Muhiim Ah next post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 20/01/2021 Xasan Sheekh, Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Cumar C/rashiid oo ku horeeyay cododka wareega 1aad 08/02/2017 Dhageyso:-Warka Fiidinimo ee Idaacada Warsan 23/02/2022 Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Dhuusamareeb 14/05/2022 Wareeggii ugu dambeeyay wadahadallada hub ka-dhigista TPLF oo Nairobi ka socda 11/11/2022 Saddex qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Magaalada Addis Ababa 20/12/2020 Qaraxyadii ka dhacay Lebanon Khasaaraha oo sii kordhaya iyo dowladda oo dalbatay gurmad caalami ah 05/08/2020 Ra’iisul Wasaaraha Israel Netanyahu oo ka baaqday safar uu ku tegi lahaa Imaaradka Carabta 12/03/2021 Akhriso:-Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday Mareykanka oo aqoonsigiisa laga guddoomay 13/09/2019 Akhriso:-Sanbaloolshe in la aamusiyo ayuu rabaa (Faallo Xasaasi ah) 03/02/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.