Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo written by Warsan Radio 14/08/2022 Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ku dhexmaray degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaad katirsan Kooxda Macawiisleeyda iyo Xubno kamid ah Ururka al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay sida la sheegay kadib markii maleeshiyaadka macawiisleeyda ay weerareen degaanka Xalfooleey , waxaana dagaalka labada dhinac kasoo gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.Mid kamid ah horjoogayaasha macawiisleeyda ayaa sheegay in ay Al-Shabaab kala wareegeen degaanka, Isla markaana khasaaro ay ku gaarsiiyeen dagaalkii ay la galeen wallow aan weli la helin warar madax bannaan oo xaqiijinaya warkaas.Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in xaaladu ay tahay mid degaan, balse markasta la filan karo inay dagaalamaan dhinacyada maleeshiyaadka Macawiisleeyda iyo Al-Shabaab. Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Puntland Oo Soo Saaray Amar Uu Ku Joojiyey Iibinta Buugaag Muhiim Ah next post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday You may also like Akhriso+Sawiro:- Madaxweyne Waare oo Shacabka reer Jowhar la tukaday Salaada Ciidda 21/08/2018 Dhageyso: Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukuntay rag Shabaab ka tirsan 23/12/2016 Tirada Dadka Laga Helay COVID-19 Ee Puntland Oo Korortay 03/05/2020 Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Ku Xigeenkiisa oo War kasoo saaray Nabadoono lagu dilay gobolka Hiiraan 17/09/2022 AKHRISO:-Guddoomiye Jawaari oo si farsamo ah isaga wareejiyay Kiiskii Saldhiga Imaaraadka ee Berbera 19/04/2017 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 20/12/2019 Wafdi Ka Socday Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Gaaray Magaalada Garoowe 17/03/2022 Uk oo cunaqabateen ku soo rogtay siyaasiyiin lagu helay musuqmaasuq 27/04/2021 RW Xamse: ‘waan u aargudaynaa, dadkii lagu laayey weeraradii argagixiso’ 31/10/2022 Mareykanka oo madaxda Soomaalida ugu baaqay in ay deg deg u kulmaan 02/03/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.