Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo written by Warsan Radio 14/08/2022 Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ku dhexmaray degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaad katirsan Kooxda Macawiisleeyda iyo Xubno kamid ah Ururka al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay sida la sheegay kadib markii maleeshiyaadka macawiisleeyda ay weerareen degaanka Xalfooleey , waxaana dagaalka labada dhinac kasoo gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.Mid kamid ah horjoogayaasha macawiisleeyda ayaa sheegay in ay Al-Shabaab kala wareegeen degaanka, Isla markaana khasaaro ay ku gaarsiiyeen dagaalkii ay la galeen wallow aan weli la helin warar madax bannaan oo xaqiijinaya warkaas.Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in xaaladu ay tahay mid degaan, balse markasta la filan karo inay dagaalamaan dhinacyada maleeshiyaadka Macawiisleeyda iyo Al-Shabaab. Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Puntland Oo Soo Saaray Amar Uu Ku Joojiyey Iibinta Buugaag Muhiim Ah next post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday You may also like Dowlada Iiraan oo Mareykanka iyo Israel ku eedeysay Dibad baxyada ka dhacay dalkasi 04/10/2022 Dhageyso:-Qudbada jumcaha qaybtii 6aad 19/04/2021 Maxkamadda Caalamiga Ah Ee ICJ Oo Hoggaan Cusub Loo Doortay 09/02/2021 Farmaajo oo kulan la qaatay Madaxda Maamulka & laamaha Amniga G/Banaadir 23/12/2021 Dowladda oo ku dhawaaqday gargaar deg deg ah oo loo dirayo gobolada dalka 31/05/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 26/08/2020 Xasan Sheekh oo ka digey in la carqaladeeyo Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada 10/07/2020 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo aqbalay kala diristii Ra’iisul Wasaaraha 30/05/2022 Wasiir Beyle oo ka dayriyey xaaladda dhaqaale ee DF 05/07/2020 Kumannaan isugu soo baxay dibadbaxyo ka dhan ah cunsuriyadda oo ka dhacay Dalka UK 07/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.