Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo written by Warsan Radio 14/08/2022 Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ku dhexmaray degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaad katirsan Kooxda Macawiisleeyda iyo Xubno kamid ah Ururka al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay sida la sheegay kadib markii maleeshiyaadka macawiisleeyda ay weerareen degaanka Xalfooleey , waxaana dagaalka labada dhinac kasoo gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.Mid kamid ah horjoogayaasha macawiisleeyda ayaa sheegay in ay Al-Shabaab kala wareegeen degaanka, Isla markaana khasaaro ay ku gaarsiiyeen dagaalkii ay la galeen wallow aan weli la helin warar madax bannaan oo xaqiijinaya warkaas.Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in xaaladu ay tahay mid degaan, balse markasta la filan karo inay dagaalamaan dhinacyada maleeshiyaadka Macawiisleeyda iyo Al-Shabaab. Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Puntland Oo Soo Saaray Amar Uu Ku Joojiyey Iibinta Buugaag Muhiim Ah next post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday You may also like Aqriso: Halkaan ka aqriso sidii loo qeyb saday xilibaanadii baarlamaankii maamul goboleedkii Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan. Magaca Xildhibaanka 16/03/2020 Daawo Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye , ayaa Maanta si Rasmi ah usoo Xirey Bandhigga Baydhowa, 04/08/2019 Xaflad soo dhawayn ah oo magaalada Istanbuul loogu sameeyay Madaxwayne Lafta-gareen 15/11/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 15/08/2020 Dhageyso: Barnaamijka Athiiny ki dayooy 13/12/2022 Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 30/01/2022 Daawo Xildhibaandii Mooshanka Ka Waday Shariif Xasan Ayaa Loodiiday Musheerkooda 12/11/2017 Ciidamada Danab oo bur buriyay Saldhig Al Shabaab qaraxyo ku diyaarinayeen 19/08/2020 Akhriso:-Mashruuca Tareenka Kenya aya galay qasaare 100 maliyan oo dollar ah 18/07/2018 Video Xog hadda nasoo gaartay:Xaalada deeganadii lagu dagaalamay ee Gobolka Bakool. 10/08/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.