Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa written by Warsan Radio 14/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday halka shan kale ay ku dhaawacmeen kadib shil Gaari oo xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland.Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Gaari Booyad ah uu galay makhaayad ku taalla xaafada Siinay ee magaalada Hargeysa, waxaana dadka dhintay & kuwa dhaawacmay ay ahaayeen kuwa maqaayadda ku sugnaa.Ciidamo katirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa tegay halka shilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday dhaawacyada 5 qof, sidoo kalena xabsiga dhigay darawalkii Gaariga Booyada ah.Shilalka Gaari ayaa aad ugu badan degaannada Somaliland, kuwaas oo badi la sheegay in uu sabab u yihiin waddooyinka qaar oo aad u burbursan. Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 09/08/2021 Erdogan “Argagixisada weligood ma gaari doonaan hadafkooda” 02/10/2023 Wafdi horudhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Beledweyne 20/10/2022 Al-Shabaab oo shaacisay inay la wareegtay deegaan u dhow garoonka Kismaayo 20/12/2021 Dhageyso:-Qeybta 14 aad ee Barnaamijka Barakacayasha 21/08/2020 Akhriso:-SAWIRO.Howlgalo lagu Burbirinaayo Goobaha sida sharci darada ay ku daganyihiin shacabka oo baydhabo ka bilowdey. 03/06/2017 Somalia denies civilian casualties in U.S airstrike, says targets were Shabaab militants 16/04/2020 Akhriso: Liiska Guddiga doorashada Jubbaland iyo Puntland 28/01/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 20/06/2021 Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada Ethiopia”Mekelle oo duqeyn culus ku socoto” 28/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.