Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa written by Warsan Radio 14/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday halka shan kale ay ku dhaawacmeen kadib shil Gaari oo xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland.Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Gaari Booyad ah uu galay makhaayad ku taalla xaafada Siinay ee magaalada Hargeysa, waxaana dadka dhintay & kuwa dhaawacmay ay ahaayeen kuwa maqaayadda ku sugnaa.Ciidamo katirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa tegay halka shilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday dhaawacyada 5 qof, sidoo kalena xabsiga dhigay darawalkii Gaariga Booyada ah.Shilalka Gaari ayaa aad ugu badan degaannada Somaliland, kuwaas oo badi la sheegay in uu sabab u yihiin waddooyinka qaar oo aad u burbursan. Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Kenya oo sheegtay inay dishay Xubno katirsan Al-Shabaab 24/01/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 05/01/2022 Jaamacadda Carabta oo walaac ka muujisay xaaladda Soomaaliya 23/04/2021 DF oo shaacisay xilliga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah 30/07/2020 Kulanka Ansixinta Siyaasadda Qaran Ee Maamul Daadejinta Iyo Federaalaynta Dalka Oo Muqdisho Ka Furmay 07/11/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 23/01/2021 Galmudug iyo Hirshabeelle oo galabta isku farasaari doona Cayaarta kama dambeysta ah 29/01/2024 Dhageyso:-Taliska Guud Ee Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya 01/08/2016 Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Arrimaha Abaaraha kala hadlay Safiirada Caalamka 10/06/2022 Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay guri kusoo dumay Shaqaalle 18/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.