Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa written by Warsan Radio 14/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday halka shan kale ay ku dhaawacmeen kadib shil Gaari oo xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland.Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Gaari Booyad ah uu galay makhaayad ku taalla xaafada Siinay ee magaalada Hargeysa, waxaana dadka dhintay & kuwa dhaawacmay ay ahaayeen kuwa maqaayadda ku sugnaa.Ciidamo katirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa tegay halka shilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday dhaawacyada 5 qof, sidoo kalena xabsiga dhigay darawalkii Gaariga Booyada ah.Shilalka Gaari ayaa aad ugu badan degaannada Somaliland, kuwaas oo badi la sheegay in uu sabab u yihiin waddooyinka qaar oo aad u burbursan. Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Dowladda UK oo ku baaqday in la sii waddo wadahallada si loo dhameeyo khilaafka doorashada Soomaaliya 13/03/2021 Video: War murtiyeed ka soo baxay shirkii Golaha Amniga iyo Heshiis laga gaaray wadaagista kheyraadka 11/02/2018 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 07/01/2022 SIRDOONKA SOOMAALIYA OO BILAABEY ADEEGSIGA TECHNOLOGY-YADA CASTIGA AH 12/09/2019 Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga 04/07/2022 Dhageyso:-Xisbiga Aayaha Shacabka oo ka Hadley go,aanka KG kazoo baxay 07/04/2019 Maamulada Hir-Shabeelle & DDS oo iska kaashanaya Amniga xaduudka 07/12/2021 WAFDI KA SOCDA DOWLADA FADARAALKA OO BAYDHABO SOO GAAREY . 12/08/2019 Madaxweyne Farmaajo oo ugu Hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Ciidda Carafo 19/07/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 01/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.