Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa written by Warsan Radio 14/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday halka shan kale ay ku dhaawacmeen kadib shil Gaari oo xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland.Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Gaari Booyad ah uu galay makhaayad ku taalla xaafada Siinay ee magaalada Hargeysa, waxaana dadka dhintay & kuwa dhaawacmay ay ahaayeen kuwa maqaayadda ku sugnaa.Ciidamo katirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa tegay halka shilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday dhaawacyada 5 qof, sidoo kalena xabsiga dhigay darawalkii Gaariga Booyada ah.Shilalka Gaari ayaa aad ugu badan degaannada Somaliland, kuwaas oo badi la sheegay in uu sabab u yihiin waddooyinka qaar oo aad u burbursan. Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Pakistan oo India ku eedeysay maalgelinta Islaam naceybka 26/09/2020 Akhriso:-Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ku baaqay in la keeno Xargo kale oo Fibre Optic ah 17/07/2017 Dowladda Maraykanka oo digniin culus u jeedisay cid kasta oo carqaladaysa doorashooyinka soo socda 10/10/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/12/2021 Shirkadda Facebook Ayaa La Ganaaxay Lacag Dhan 600 Milyan 21/10/2021 Taliyihii Ciidanka DANAB iyo saraakiil kale oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay duleedka Afgooye 17/01/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 22/05/2021 Askari horay u dishay dad shacab ah oo lagu toogtay Magaalada Baydhaba 24/10/2023 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 25/10/2020 Mid Kamid Ah Ilaalada Gaarka Ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo La Dilay 28/05/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.