Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa written by Warsan Radio 14/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday halka shan kale ay ku dhaawacmeen kadib shil Gaari oo xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland.Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Gaari Booyad ah uu galay makhaayad ku taalla xaafada Siinay ee magaalada Hargeysa, waxaana dadka dhintay & kuwa dhaawacmay ay ahaayeen kuwa maqaayadda ku sugnaa.Ciidamo katirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa tegay halka shilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday dhaawacyada 5 qof, sidoo kalena xabsiga dhigay darawalkii Gaariga Booyada ah.Shilalka Gaari ayaa aad ugu badan degaannada Somaliland, kuwaas oo badi la sheegay in uu sabab u yihiin waddooyinka qaar oo aad u burbursan. Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Soomaaliya & Itoobiya oo ka wada hadlay Amniga & dhaqaalaha 06/12/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 14/06/2020 Akhriso War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb 13/07/2020 Dhageeyso Safiirka Dawlada iswedan oo u fadhiya soomaliya maikal infalanda oo soo gaaray Baydhawo ayeey idaacada warsan kawareey satay socdaal kiisa 1-11-2016 02/11/2016 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 10/03/2020 Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo soo saartay amaro lagu xakameynayo faafitaanka COVID-19 14/03/2021 Agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya Dr. Fuursade oo shaqada ka tagay 14/08/2020 Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Haweenka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Maalinta Caalamiga Ah Ee 8da Maarso 08/03/2021 DHAGEYSO :- WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 14 -11-2016 14/11/2016 Wasaarada Waxbarashada KG Oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanaadka Shahaadiga Ah ee Fasalka 8aad. 08/05/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.