Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday written by Warsan Radio 14/08/2022 Booliska Mareykanka ayaa sheegay iney aqoonsadeen ninkii galbeedka Magaalada New York ku weerayay Salmaan Rushdi iyo nin masraxa kula sugnaa.Ninkan oo ay boolisku magaciisu ku sheegeen Haadi Matar oo 24 jir ah wuxuu ku dhashay magaalada California balse dhawaan ayuu u soo wareegay gobolka New Jersey.Halkii ugu dambeeyey uu Haadi dagganaana wuxuu ahaa Fairview oo ka tirsan xaafadda Bergen ee magaalada Jersey.Ciidamo ka tirsan FBI-da waxay gudaha u galeen guriga uu Haadi degganaa si ay baaritaan dheeraad ah ugu sameeyaan.Boolisku waxay intaa ku dareen leysan darawal oo been abuur ah inuu Haadi ka qatay gobolka New Jersey magaca ugu qoranna uu yahay Xasan Mughniyeh.Taliyaha Booliska New York Eugene Stanicowski wuxuu warbaahinta u sheegay sababta weerarkaasi ka dambeysay inaan weli la ogaan.Xubin ka mid ah baarayaasha kiiskan gacanta ku haya oo u warramay warbaahinta NBC wuxuu sheegay dib u eegis hordhac ah oo lagu sameyey cinwannada Haadi uu ku lahaa baraha bulshada in lagu ogaaday inuu ka mid yahay Shiicada mayalka adagoo ee u jajnjeerta ilaalada kacaanka Iiraan. Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo next post Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa You may also like Madaxweynihii Afghanistan Ashraf Ghani oo isaga baxay magaalada Kabul 15/08/2021 Akhriso Maamulada Jubbaland iyo Puntland oo war rasmi ah ka soo saaray shirkii Dhuusamareeb 3 22/08/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 24/05/2021 Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay taalada Daljirka dahsoon (Daawo Sawirro) 26/06/2020 Faah faahin kasoo baxeysa Hoobiyeyaal saakay lagu weeraray Garoonka Aadan Cadde 19/08/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/06/2020 Turkiga oo dhex-dhexaadinaya Dowladda Federaalka iyo Midowga Musharaxiinta 13/03/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Wax soo saarka Beeraha 27/11/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 04/11/2019 Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan 17/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.