Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday written by Warsan Radio 14/08/2022 Booliska Mareykanka ayaa sheegay iney aqoonsadeen ninkii galbeedka Magaalada New York ku weerayay Salmaan Rushdi iyo nin masraxa kula sugnaa.Ninkan oo ay boolisku magaciisu ku sheegeen Haadi Matar oo 24 jir ah wuxuu ku dhashay magaalada California balse dhawaan ayuu u soo wareegay gobolka New Jersey.Halkii ugu dambeeyey uu Haadi dagganaana wuxuu ahaa Fairview oo ka tirsan xaafadda Bergen ee magaalada Jersey.Ciidamo ka tirsan FBI-da waxay gudaha u galeen guriga uu Haadi degganaa si ay baaritaan dheeraad ah ugu sameeyaan.Boolisku waxay intaa ku dareen leysan darawal oo been abuur ah inuu Haadi ka qatay gobolka New Jersey magaca ugu qoranna uu yahay Xasan Mughniyeh.Taliyaha Booliska New York Eugene Stanicowski wuxuu warbaahinta u sheegay sababta weerarkaasi ka dambeysay inaan weli la ogaan.Xubin ka mid ah baarayaasha kiiskan gacanta ku haya oo u warramay warbaahinta NBC wuxuu sheegay dib u eegis hordhac ah oo lagu sameyey cinwannada Haadi uu ku lahaa baraha bulshada in lagu ogaaday inuu ka mid yahay Shiicada mayalka adagoo ee u jajnjeerta ilaalada kacaanka Iiraan. Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo next post Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa You may also like Aqriso:-Tartan aqoonedka Caawa u dhaxeeya Horseed A iyo Isha B 17/04/2021 Dowladda Somalia oo Maamul KMG ah u aqoonsatay SSC-Khaatumo 19/10/2023 Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal ku dishay xubno ka tirsan Al-Shabaab 06/12/2020 Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galaya Shirka Baarlamaannada Afrika 30/08/2022 Dhageyso:-Qeybta 4 aad ee Barnaaamijka Barashada Nafaqada 11/01/2021 Xildhibaan ka tirsanaa BF Soomaaliya oo geeriyooday 23/04/2020 Abiy Axmed & Ra’iisul Wasaaraha Canada oo ka wada hadley dagaalka Itoobiya 10/12/2021 VIDEO:-SHEEKH MUKHTAAR ROOBOW OO SI DIIRAN BAYDHABO LOOGU SOO DHOWEYEY 01/12/2017 VIDEO:-SHARIIF XASAN OO KA TACSIYADEEYEY QARAXII LAGU DILEY MADOOBE NUUNOW HOTEL NAASA HABLOOD MUQDISHO 29/10/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 02/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.