Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 18/08/2022 Wararka naga soo gaaraya degaanka Gaalyeel oo hoostaga degmada Ballanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray laba maleeshiyo beeleed, kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka Gaalyeel, waxaana dagaalka inta la xaqiijiyay ku dhintay laba Ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo soo bilaawday shalay gelinkii dambe uu soo gaaray xalay xilli dambe , Isla markaana weli degaanka laga maqlayo rasaas goos goos.Dhinaca kale waxaa xiisad dagaal ay ka tagan tahay degaanka Baalle oo u dhow degaanka dhagax-dheer, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.Madaxda Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday degaano katirsan Gobolka Galgaduud. Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay was last modified: August 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sidee lagu soo qabtay Ninka loo heysto dilka Hibo Qaasim? next post Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka You may also like 11 Kun oo Qaxooti ka baxsanaya dagaalka gobolka Tigrayga oo u talaabay dalka Suudaan 13/11/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 13/10/2021 Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo qeylo-dhaan muujiyay 15/03/2022 Al Shabaab oo Fagaara Ku Yaalla Degmada Jamaame Ku Toogatay lix Qof 16/04/2020 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 02/05/2022 Dowlada Oo Beenisay In Burbur Uu Ku Dhaw Yahay Shirka Golaha Wadarashiga Qaran 06/01/2022 Dowladda Mareykanka oo joojiyay dal ku-gallada ajaanibta 23/06/2020 Maamulka gobolka Hiiraan oo ka hadlay dad lagu dilay wadada xiriirisa Matabaan iyo Guriceel 21/01/2021 Dhageyso:-Qaybtii 1aad sheekadii nabadda reer barnabad degow 18/04/2021 Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galay Imaaraadka 13/02/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.