Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 18/08/2022 Wararka naga soo gaaraya degaanka Gaalyeel oo hoostaga degmada Ballanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray laba maleeshiyo beeleed, kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka Gaalyeel, waxaana dagaalka inta la xaqiijiyay ku dhintay laba Ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo soo bilaawday shalay gelinkii dambe uu soo gaaray xalay xilli dambe , Isla markaana weli degaanka laga maqlayo rasaas goos goos.Dhinaca kale waxaa xiisad dagaal ay ka tagan tahay degaanka Baalle oo u dhow degaanka dhagax-dheer, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.Madaxda Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday degaano katirsan Gobolka Galgaduud. Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay was last modified: August 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sidee lagu soo qabtay Ninka loo heysto dilka Hibo Qaasim? next post Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka You may also like Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Culus Oo Ka Socdo Boosaaso 21/12/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 12/10/2021 MW ku-xigeenka Puntland oo Maanta tagay Xerada Goojacade 30/08/2023 Dadkii ka barakacay fatahaada Beledweyne oo wajahaya xaalad caafimaad xumo 13/05/2020 Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa 14/08/2022 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 13/02/2020 Dawo Sawiro DOORASHDII UGU YAABKA BADNEED OO MAANTA BAYDHABO KA DHACDAY 19/11/2016 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 10/07/2021 Madaxweynaha JFS: Si aan shisheeye inoo soo faragelin,waa in aan inagu leenahay go’aanka arrimaheena.+sawirro 19/09/2020 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 26/05/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.