Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 18/08/2022 Wararka naga soo gaaraya degaanka Gaalyeel oo hoostaga degmada Ballanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray laba maleeshiyo beeleed, kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka Gaalyeel, waxaana dagaalka inta la xaqiijiyay ku dhintay laba Ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo soo bilaawday shalay gelinkii dambe uu soo gaaray xalay xilli dambe , Isla markaana weli degaanka laga maqlayo rasaas goos goos.Dhinaca kale waxaa xiisad dagaal ay ka tagan tahay degaanka Baalle oo u dhow degaanka dhagax-dheer, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.Madaxda Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday degaano katirsan Gobolka Galgaduud. Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay was last modified: August 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sidee lagu soo qabtay Ninka loo heysto dilka Hibo Qaasim? next post Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka You may also like Dhageyso:-Shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaaden Golaha wasiirada K.g.s 23/05/2018 Madaxweyne Farmajo oo Xukuumadda faray tayaynta adeegga caafimaad ee xarumaha karantiilka Covid-19 24/04/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 05/01/2021 Dowlada Fidraalka Soomaaliya oo Midowga Afrika kala hadashay la wareegitaanka Amniga dalka 08/12/2021 Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Soo Xiray Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Heer Federaal Iyo Heer Dowlad Gobaleed 26/10/2019 Maamulka Koofur Galbeed oo iska fogeysay inay carqaladeysay shirkii DF iyo Dowlad Goboleedyada 09/06/2020 Codadka uu Biden ka helayo Pennsylvania iyo Georgia oo kordhay iyo wararkii u dambeeyey 07/11/2020 Midowga Musharixiinta oo ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo fashilka shirka Afisiyooni 08/04/2021 Ciidamada oo looga digay dilalka dadka Shacabka ah 12/01/2022 Akhriso:-Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday Mareykanka oo aqoonsigiisa laga guddoomay 13/09/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.