Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 18/08/2022 Wararka naga soo gaaraya degaanka Gaalyeel oo hoostaga degmada Ballanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray laba maleeshiyo beeleed, kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka Gaalyeel, waxaana dagaalka inta la xaqiijiyay ku dhintay laba Ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo soo bilaawday shalay gelinkii dambe uu soo gaaray xalay xilli dambe , Isla markaana weli degaanka laga maqlayo rasaas goos goos.Dhinaca kale waxaa xiisad dagaal ay ka tagan tahay degaanka Baalle oo u dhow degaanka dhagax-dheer, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.Madaxda Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday degaano katirsan Gobolka Galgaduud. Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay was last modified: August 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sidee lagu soo qabtay Ninka loo heysto dilka Hibo Qaasim? next post Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 25/12/2021 Dhageyso: Barnaamijka kulanka Warsan 19/12/2022 Muhaajiriintii ugu badnayd oo gaaray xuduuda Maraykanka ee Mexico 19/04/2022 Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo maanta gaaray degmada Waajid (Sawirro) 19/04/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/06/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 03/08/2022 Barnaamijka Sooyaalka Digil iyo Mirifle 18/07/2023 Dhageyso: Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo Oo Kahadashay Nadaafada Baydhabo. 27/02/2020 Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan 17/10/2022 Daawo Video:-Howlo Bur-Burin Aah oo Maanta Ciidamada Dowladu Ay Kasameeyeen Deg Afgooye 19/11/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.