Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 18/08/2022 Wararka naga soo gaaraya degaanka Gaalyeel oo hoostaga degmada Ballanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray laba maleeshiyo beeleed, kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka Gaalyeel, waxaana dagaalka inta la xaqiijiyay ku dhintay laba Ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo soo bilaawday shalay gelinkii dambe uu soo gaaray xalay xilli dambe , Isla markaana weli degaanka laga maqlayo rasaas goos goos.Dhinaca kale waxaa xiisad dagaal ay ka tagan tahay degaanka Baalle oo u dhow degaanka dhagax-dheer, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.Madaxda Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday degaano katirsan Gobolka Galgaduud. Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay was last modified: August 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sidee lagu soo qabtay Ninka loo heysto dilka Hibo Qaasim? next post Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka You may also like Goloha Horumarinta Qaran Oo Kulan muhiim ah ku yeeshay dhuusamareeb 24/07/2020 Meydka Cali Khaliif oo Muqdisho la keenay iyo aas Qaran oo loo sameynayo 10/10/2020 Dhageyso:-Xaafadaha Boonkaay A iyo Wadajir B oo barbardhac galey tartankii caawa 18/04/2021 Ruushka oo joojiyay qorshe ay wadeen Guddi ka socday Q/Midoobay 29/03/2024 Weerar qarax ku billaawday oo lagu qaaday saldhig kuyaalla Gobolka Gedo 04/08/2023 Akhriso:-Markab Xoolo nool siday oo Sacuudiga dib u soo celiyay oo ku soo wajahan Dekeda Boosaaso 10/08/2018 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 02/11/2022 Guddiga FIET oo Maalintii Saddexaad wada Shahaado siinta Xildhibaannada 04/04/2022 Dhageyso: Fariin ku saabsan Waxbarashada 06/09/2023 . DHAGEEYSO:-KULAN OO LOOGA HADLAAYAY SHUBAN BIYOODKA KAJIRA KGS AYAA KA DHACAY ISBITAALKA BAY DHABO 03/01/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.