laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday written by Warsan Radio 19/08/2022 Kadib howlgal gaar ahaa oo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Galmudug ayaa waxaa ay kusoo qabteen In kabadan konton qarax oo la doonayay in lasoo galiyo magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.Saraakiisha laamaha Amniga Galmudug ee Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamada oo adeegsanayay Xuuraanka shacabka iyo ilaha sirdoon ay degaanka Dagaari kusoo qabteen In ka badan 50 Miinooyinka nuucyadooda kala duwan, Jawano budo ah iyo dadkii waday.Saraakiisha laamaha amniga ayaa sheegey in guul laga gaaray howlgalkaan, isla markaana ay doonayaan inay soo bandhigaan maalmaha soo socda. Xogta waxyaabahaan qarxa iyo Dadka waday.Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay dhinacyadeeda kala kala Maamulaan Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa horay uga dhacay qaraxyo waaweyn oo qaarkood mas’uuliyiin lagu dilay. laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday was last modified: August 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo QM & Dowladda UK kala hadashay gurmadka Abaaraha next post Meydka Abwaan Hadraawi oo Maanta la’aasayo You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 06/05/2020 Somaliland Oo Ku Eedeysay Puntland Sii Hurinta Qalalaasaha Ka Socda Laascaanood 01/01/2023 Dhageyso:-Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunad 01/02/2021 Dhageyso: Hay’ada Maardo Oo degmada Xudur ka Dahfurtay Mashruuca ilaalinta Raasamaalka Aadanaha Ee Baxnaano. 02/01/2020 Sawiro: Taliye Maxamed Sheekh Cabdulaahi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magalada Baydhabo Kadib Safar Maalmo ah uu kusoo joogay degmada Xudur. 30/11/2019 Akhriso:-Qaraxyo isxigay oo ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama 22/09/2018 Dhageyso:- Kacadoon Ka dhan Ah oo ka Bilawday Raaf Loo Geysanayo Ganagsato Ka Soo Jeeda Konfur Galbeed ee Somaliya Buxhoodle>> 03/12/2016 Waxa caawa si rasmi ah xaruunta Idaacada Warsan ee magaalada Baydhabo lagu soo gaba gabeeyey barnaamijkii tartan aqooneedka ee muda bishan ka socdey 29/04/2022 Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab 12/07/2022 Wabiga Shabeelle oo ku fatahay Xaafado ka tirsan Magaalada Beledweyne 29/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.