laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday written by Warsan Radio 19/08/2022 Kadib howlgal gaar ahaa oo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Galmudug ayaa waxaa ay kusoo qabteen In kabadan konton qarax oo la doonayay in lasoo galiyo magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.Saraakiisha laamaha Amniga Galmudug ee Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamada oo adeegsanayay Xuuraanka shacabka iyo ilaha sirdoon ay degaanka Dagaari kusoo qabteen In ka badan 50 Miinooyinka nuucyadooda kala duwan, Jawano budo ah iyo dadkii waday.Saraakiisha laamaha amniga ayaa sheegey in guul laga gaaray howlgalkaan, isla markaana ay doonayaan inay soo bandhigaan maalmaha soo socda. Xogta waxyaabahaan qarxa iyo Dadka waday.Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay dhinacyadeeda kala kala Maamulaan Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa horay uga dhacay qaraxyo waaweyn oo qaarkood mas’uuliyiin lagu dilay. laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday was last modified: August 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo QM & Dowladda UK kala hadashay gurmadka Abaaraha next post Meydka Abwaan Hadraawi oo Maanta la’aasayo You may also like Akhriso:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan laqaatay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Banaadir 04/09/2019 Guddiyada Doorashooyinka oo Shir ka yeeshay xaraynta Ergada doorashada Golaha Shacabka 15/10/2021 Ciidamada Dalka Suudaan oo Dilay Dad shacab Ah oo banaanbaxyo Dhigayay. 18/01/2022 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 27/04/2022 Qaar kamid ah madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo gaaray Garowe 15/07/2020 Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay dagaalo Khasaaro geystay oo kdhacay gobalkaasi 09/06/2020 Dhageyso: Barnaamijka kulanka Warsan 19/12/2022 Faah Faahin Kasoo Baxeysa Taliye Ciidan Oo Lagu Dilay Xaafad Ka Tirsan Muqdisho 10/07/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 08/08/2020 Akhriso: Hadal Jeedintii Madaxweynaha Puntland Ee Jaaliyadda Soomaaliyeed Dalka Zambia 14/11/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.