laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday written by Warsan Radio 19/08/2022 Kadib howlgal gaar ahaa oo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Galmudug ayaa waxaa ay kusoo qabteen In kabadan konton qarax oo la doonayay in lasoo galiyo magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.Saraakiisha laamaha Amniga Galmudug ee Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamada oo adeegsanayay Xuuraanka shacabka iyo ilaha sirdoon ay degaanka Dagaari kusoo qabteen In ka badan 50 Miinooyinka nuucyadooda kala duwan, Jawano budo ah iyo dadkii waday.Saraakiisha laamaha amniga ayaa sheegey in guul laga gaaray howlgalkaan, isla markaana ay doonayaan inay soo bandhigaan maalmaha soo socda. Xogta waxyaabahaan qarxa iyo Dadka waday.Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay dhinacyadeeda kala kala Maamulaan Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa horay uga dhacay qaraxyo waaweyn oo qaarkood mas’uuliyiin lagu dilay. laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday was last modified: August 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo QM & Dowladda UK kala hadashay gurmadka Abaaraha next post Meydka Abwaan Hadraawi oo Maanta la’aasayo You may also like Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday askartii ku dhaawacantay dagaalkii Sh/dhexe 05/06/2021 Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Boosaaso 26/01/2022 Akhriso:-Boqorka Sucuudiga oo la kulmay Ra’iisul Wasaare Kheyre 10/10/2018 Dhageyso+Sawiro:-Habeenkii kowaad ee tartan aqooneedka Bisha Ramadaan oo caawa Idaacada Warsan qabatey 25/04/2020 Dagaal markale ka dhacay Laas-Caanood & Somaliland oo ka hadashay 07/02/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 13/06/2021 Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamka 01/02/2022 Madaxwaynihii hore ee dalka Faransiiska oo u geeriyooday xanuunka Covid-19. 03/12/2020 DHAGEYSO:Warka Habeen 27-09-2016 28/09/2016 DHAGEYSO: Warka Duhur ee Idaacada Warsan 14/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.