laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday written by Warsan Radio 19/08/2022 Kadib howlgal gaar ahaa oo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Galmudug ayaa waxaa ay kusoo qabteen In kabadan konton qarax oo la doonayay in lasoo galiyo magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.Saraakiisha laamaha Amniga Galmudug ee Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamada oo adeegsanayay Xuuraanka shacabka iyo ilaha sirdoon ay degaanka Dagaari kusoo qabteen In ka badan 50 Miinooyinka nuucyadooda kala duwan, Jawano budo ah iyo dadkii waday.Saraakiisha laamaha amniga ayaa sheegey in guul laga gaaray howlgalkaan, isla markaana ay doonayaan inay soo bandhigaan maalmaha soo socda. Xogta waxyaabahaan qarxa iyo Dadka waday.Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay dhinacyadeeda kala kala Maamulaan Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa horay uga dhacay qaraxyo waaweyn oo qaarkood mas’uuliyiin lagu dilay. laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday was last modified: August 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo QM & Dowladda UK kala hadashay gurmadka Abaaraha next post Meydka Abwaan Hadraawi oo Maanta la’aasayo You may also like Dhageyso: Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan 17/02/2023 Guddiga kahor Tagga Covid-19 oo ka digay khatarta ka dhalan karta Qarsashada Cudurka 20/04/2020 QM Oo Digniin Kasoo Saartay Halis Ku Wajahan 350,000 Carruur Ah Kuna Nool Dalka 14/04/2022 Bandow adag oo ka dhaqan-galay magaalooyinka Israel 14/09/2020 Sii-hayaha Wasiirka Gargaarka oo kulan wada-tashi ah ka furay Muqdisho 30/09/2020 Horseed (A) OO CAAWA LA SAGOOTIYEY 16/05/2020 Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine 27/02/2022 Maamulka Hirshabeelle oo bilaabay Xalinta khilaaf ka taagan Xadka Hiiraan& Shabeelada Dhexe 05/07/2023 RW Rooble Oo War Kasoo Saaray Geerida Sheekh Shariif Sheekh Muxayadiin Celi 22/03/2022 Isku day dib loogu soo nooleynayo khilaafadii islaamiga oo ka billowday Turkiga 30/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.