laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday written by Warsan Radio 19/08/2022 Kadib howlgal gaar ahaa oo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Galmudug ayaa waxaa ay kusoo qabteen In kabadan konton qarax oo la doonayay in lasoo galiyo magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.Saraakiisha laamaha Amniga Galmudug ee Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamada oo adeegsanayay Xuuraanka shacabka iyo ilaha sirdoon ay degaanka Dagaari kusoo qabteen In ka badan 50 Miinooyinka nuucyadooda kala duwan, Jawano budo ah iyo dadkii waday.Saraakiisha laamaha amniga ayaa sheegey in guul laga gaaray howlgalkaan, isla markaana ay doonayaan inay soo bandhigaan maalmaha soo socda. Xogta waxyaabahaan qarxa iyo Dadka waday.Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay dhinacyadeeda kala kala Maamulaan Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa horay uga dhacay qaraxyo waaweyn oo qaarkood mas’uuliyiin lagu dilay. laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday was last modified: August 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo QM & Dowladda UK kala hadashay gurmadka Abaaraha next post Meydka Abwaan Hadraawi oo Maanta la’aasayo You may also like Dowladda Soomaaliya oo ku celisay in aysan aqbali doonin bannaanbax dambe 23/02/2021 Guddiga xalinta khilaafaadka oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay caqabadaha doorashada 28/01/2022 Madaxweyne Qoor Qoor oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan Alshabaab 03/08/2023 Akhriso:- Golaha Senetarada ee laga soo doortey Konfur Galbed ayaa War-murtiyeed ka soo saarey qabashadii Muktar Robow iyo dhibaatada ka dhacdey Magaalada Baydhabo 14/12/2018 Dhageyso: Saraakiisha Caafimaadka Degmada Ceelberde Oo Dalbaday In Laga Caawiyo Dawooyin Iyo Qalabka Caafimaadka. 01/02/2020 Maxaa looga hadlayaa Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo Muqdisho kasocda 05/01/2022 Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Musharixiinta ka soo jeeda deegaanada Galmudug. 23/11/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 11/09/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 26/10/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada 09/07/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.