laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday written by Warsan Radio 19/08/2022 Kadib howlgal gaar ahaa oo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Galmudug ayaa waxaa ay kusoo qabteen In kabadan konton qarax oo la doonayay in lasoo galiyo magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.Saraakiisha laamaha Amniga Galmudug ee Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamada oo adeegsanayay Xuuraanka shacabka iyo ilaha sirdoon ay degaanka Dagaari kusoo qabteen In ka badan 50 Miinooyinka nuucyadooda kala duwan, Jawano budo ah iyo dadkii waday.Saraakiisha laamaha amniga ayaa sheegey in guul laga gaaray howlgalkaan, isla markaana ay doonayaan inay soo bandhigaan maalmaha soo socda. Xogta waxyaabahaan qarxa iyo Dadka waday.Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay dhinacyadeeda kala kala Maamulaan Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa horay uga dhacay qaraxyo waaweyn oo qaarkood mas’uuliyiin lagu dilay. laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday was last modified: August 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo QM & Dowladda UK kala hadashay gurmadka Abaaraha next post Meydka Abwaan Hadraawi oo Maanta la’aasayo You may also like Xukun lagu riday Taliye Ururkii loo haystay Qaraxyo ka dhacay Muqdisho 12/01/2023 Thaabit Cabdi “Soomaaliya waxay taal meel aanu ka qaadi karin hoggaan ku yimid hab qabiil iyo laaluush” 03/06/2020 Shirkadda Apple oo wax soo saarkeeda Telefoonada ka wareejinaysa Shiinaha 10/12/2022 Malala Yousafzai oo la guursaday 11/11/2021 Wafdi ka socda Masar oo muqdisho kula kulmay wasiirka arimaha dibada 07/12/2020 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan. 13/04/2021 FESOJ oo Taageertay Ishor istaagga Qareennada Gurbiye ee Kiiska Villa Somalia 07/07/2020 Dhageyso:-Kulan ka dhacay Xarunta Taliska Booliiska Koonfur Galbeed iyo Talisyada Laamaha amaanka oo manta kadhacay baydhabo 30/07/2019 Amnesty International oo Dowladda Federaalka ka dalbatay inay sii deyso Wariye Abuja 04/07/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 14/12/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.