laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday written by Warsan Radio 19/08/2022 Kadib howlgal gaar ahaa oo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Galmudug ayaa waxaa ay kusoo qabteen In kabadan konton qarax oo la doonayay in lasoo galiyo magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.Saraakiisha laamaha Amniga Galmudug ee Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamada oo adeegsanayay Xuuraanka shacabka iyo ilaha sirdoon ay degaanka Dagaari kusoo qabteen In ka badan 50 Miinooyinka nuucyadooda kala duwan, Jawano budo ah iyo dadkii waday.Saraakiisha laamaha amniga ayaa sheegey in guul laga gaaray howlgalkaan, isla markaana ay doonayaan inay soo bandhigaan maalmaha soo socda. Xogta waxyaabahaan qarxa iyo Dadka waday.Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay dhinacyadeeda kala kala Maamulaan Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa horay uga dhacay qaraxyo waaweyn oo qaarkood mas’uuliyiin lagu dilay. laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday was last modified: August 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo QM & Dowladda UK kala hadashay gurmadka Abaaraha next post Meydka Abwaan Hadraawi oo Maanta la’aasayo You may also like Faahfaahin Qaraxyo Khasaare geystay oo kakala dhacay Muqdisho & Kismaayo 11/07/2020 Sawirro:-Turkiga Oo Deeq Caafimaad Soo Gaarsiiyay Muqdisho 02/05/2020 Dhageyso: Webiga Shabelle ee mara Gobalada Shabeelada dhexe iyo Hiiraan ayaa keenay biyo badan, ka dib markii guray bilihii la soo dhaafay {warbixin} 17/04/2017 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 04/05/2020 Dowladda Soomaaliya Oo Heshiis Muhiim Ah La Saxiixatay Midowga Yurub 12/11/2020 Martinez oo noqday tababaraha Belgium 04/08/2016 Daawo sports oo Laga Wareystay wasiir ku xigeenka sportska Koonfur Galbeed Soomaaliya attaka aadan 28/07/2016 Diyaarad GarGaar siday oo ku burburtay garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne 14/07/2020 Akhriso;Magacyada Jaamacadaha ay Aqoonsan tahay Dowlada Federalka 21/05/2021 Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka ee Shahaadiga Dusiyada Sare 06/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.