laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday written by Warsan Radio 19/08/2022 Kadib howlgal gaar ahaa oo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Galmudug ayaa waxaa ay kusoo qabteen In kabadan konton qarax oo la doonayay in lasoo galiyo magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.Saraakiisha laamaha Amniga Galmudug ee Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamada oo adeegsanayay Xuuraanka shacabka iyo ilaha sirdoon ay degaanka Dagaari kusoo qabteen In ka badan 50 Miinooyinka nuucyadooda kala duwan, Jawano budo ah iyo dadkii waday.Saraakiisha laamaha amniga ayaa sheegey in guul laga gaaray howlgalkaan, isla markaana ay doonayaan inay soo bandhigaan maalmaha soo socda. Xogta waxyaabahaan qarxa iyo Dadka waday.Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay dhinacyadeeda kala kala Maamulaan Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa horay uga dhacay qaraxyo waaweyn oo qaarkood mas’uuliyiin lagu dilay. laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday was last modified: August 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo QM & Dowladda UK kala hadashay gurmadka Abaaraha next post Meydka Abwaan Hadraawi oo Maanta la’aasayo You may also like Guddoomiye Cali jeyte oo faah faahiyay sababta uu uga baxay Guddiga 13/12/2022 Shir ka dhacay Dhuusamareeb oo looga hadlay Qodobo Muhiim ah 15/05/2023 XULKA KUBBADA CAGTA MAAMULKA KOOFURGALBEED OO 1-0 UGA BADIYAY XULKA HIRSHABELLE 09/12/2017 Wasiirka Gaashaandhigga iyo Dajiraha Mareykanka ee Soomaaliya oo ka wada-hadlay taageerada ciidamada 11/11/2020 Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shiinaha Uga Qayb Galay Daah-furka Madasha Iskaashiga Ganacsiga Iyo Dhaqaalaha Shiinaha iyo Afrika 27/06/2019 Gantaalo lagu weeraray garoonka diyaaradaha magaalada Kabul 30/08/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 14/07/2021 Dhageeyso Warka Habeenimo Warsan Radio 29-11-2016 29/11/2016 Israel oo duqeysay goob ay Ururka Xisbullah Ku xoogantahay Koonfurta Lubnaan 26/08/2020 Puntland oo shaacisay 16,500 oo Arday degaanada Puntland Imtixaan u fadhiisan doonaan 08/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.