Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Garoowe written by Warsan Radio 24/08/2022 Baydhabo-{WMN}-Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Goboledka puntland oo maanta ku sii jeedo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku tegayo Magaaladaas, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo. Wafdiga hordhaca u ah Madaxweynaha ayaa waxaa hoggaamin doona Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda oo ayna qeyb ka yihiin Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, kuwaasi oo saacadaha soo socda gaaraya Garoowe. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wararku sheegayaan in Garoowe u tagayo sidii uu xal ugu heli lahaa tabashooyin maamulka uu hoggaamiyo Saciid Cabdullaahi Deni ka qabaan dowladda Federaalka iyo sidii maamulkaasi u taageeri lahaa xukuumadda cusub. Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maalinta berri oo khamiis ah u safrayo Garoowe, wuxuuna halkaas kulamo kula yeelan doonaa Madaxweynaha Maamulka Puntland. Madaxweynaha Puntland oo damac uga jiray xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya in loo magacaabo ayaa saluugay magacaabista Xamse Barre oo kasoo jeeda Jubbaland, waxa ayna taasi keentay in khilaaf hoose soo kala dhax galo Dowladda iyo Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Garoowe was last modified: August 24th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan next post Xukuumadda Soomaliya oo faah faahisay qodobada Shirka Golaha Wasiirada ee Muqdisho Ka Socodey You may also like Ciidanka Dowladda oo Guulo ka sheegtay Maleeshiyaad Xalay weerar Ku soo qaadeen Qeybo Kamid Ah Balad-Xaawo 25/01/2021 Dowlada oo sheegatay inay qarxisay gaari waxyaalaha qarxa lagu soo xirey deegaanka toorotoorow 15/03/2021 Maamulka G/Banaadir oo sheegay in wadooyinka xiran furayaan 27/02/2020 DAAWO VIDEO:Agaasimaga Guud Ee Wasaarada Tamarta Iyo Biyaha KG oo Soo Xiray Tababar Ku Sabsanaa Habka Koormeerka Iyo Ilaalinta Tayada Biyaha 01/11/2019 Egeyga cusub ee QM oo Maanta gaartay Garoowe lana kulantay Deni 10/06/2023 Maamulka Puntland oo soo saartay war culus, kana digtay in shuruucda doorashada lagu salleeyo damac gaar ah 25/06/2020 Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka? 15/02/2023 Xukuumadda Iyo Maamulka Gobalka Banaadir Oo Fariin U Dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed 27/12/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 29/09/2022 VIDEO Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey Antonio Gutteres Ayaa maanta Booqasho horey loo Shaacin ku Yimid magaalooyinka Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay iyo Muqdisho waxa uu kulamo La qaatey Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Koonfur Galbed shariif Xasan sh Aadan si Wax loogu Qabto 5milyan soomaali ah Oo xilagan Sameeyeen Abaaraha Dalka ka Jira. HALKAN KA DAAWO SAWIRO 07/03/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.