Baydhabo-{WMN}-Munasabaad u xilka kula Wareegaayo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Soomaaliya Maxamed Cabdiraxiin Nuur oo Maanta luugu qabtay Magalaada Baydhaabo ee xaruunta Gobaalka baay
Musabadaa xil wareejinta waxa kaso qeyb galaay wasiiro xildhibaano ka tirsaan Golaaha wakilaada Kgs wasiir dowlaaha madaxtoyaada kgs wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashaada kgs wasiirka Wasaaradda hawenka iyo xaququul insaanka kgs wasiirka Wasaaradda tamarta iyo qeyraadka biyaaha kgs iyo masuuliyin kale oo ka tirsan mamuulka kgs
Ugu horen waxa xaflaada xilwareejinta hadaalo soo dhaween ah ka jediyay mamo amibiyo ka mid ah mamuulayaalka madaarista waxbaraasho ee Magalaada Baydhaabo
Wasiir dowlaaha madaxtoyaadaa kgs aya si rasmi xilalka ugu kala wareejiyay wasiirki cusub ee Wasaaradda iyo midka hore
Eng abdi samaale oo ah wasiir ku xigeenka Wasaaradda waxbarashaada kgs aya ka hadlay waxqabadka wasiirki hore Wasaaradda Waxbarashaada kgs
Ugu damben waxa soo xiraay musabaada xil wareejinta wasiir dowlaaha madaxtooyaada kgs