Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 13aad waxaa looga hadlaya Tallaabooyinka habboon in la qaado si dib loogu qorsheeyo ganacsi socon waayay ama dhibaato la kulmay.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni)
Dhageyso;- barnaamijka athiiny kydeyooy qeybtiisa 13aad
previous post