Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya written by Warsan Radio 11/12/2022 Cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa uu ka dilaacay degaano hoostaga Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, iyada oo dhowr qof Soomaali ah ay cudurka u geeriyoodeen tiro kalena ay xilligaan Isbitaalada la jiifaan xanuunka.Degaannada hoostaga Magaalada Wajeer ee uu cudurka ka dilaacay ayaa waxaa ku sugan dad Soomaali qaxooti ah, kuwaas oo ka tegay degaano kale oo ay ka dhacday abaar saameyn ku yeelatay noloshooda.Axmed Dhicis Xaaji aoo ah Xildhibaanka laga soo doorto degmada Habasweyne ayaa sheegay in ilaa iyo Saddex Ruux ay u geeriyoodeen cudurka Shuban-biyoodka 10kaena ay Isbitaalada la jiifaan.Wuxuu hadalkiisa uu intasi kudaray Xildhibaanka in dadka kunool degaannada hoostaga Magaalada Wajeer u baahan yihiin gurmad caafimaad oo deg deg ah, maadaama ay yihiin dad badi degaano kale ka yimid.Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa degaano iyo degmooyin katirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya kajiray dhibaatooyin kala duwan oo ka dhashay colaad beeleedyo iyo abaar daran, iyada oo badi dhibaatadaas ay saameeysay dadka Soomaalida ah. Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya was last modified: December 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay next post Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika You may also like Dhageyso:-Masuulin Katirsan KG Oo Kaqeyb Galey Xaflad Lagu Abaalmarinaayey Xafadihii Kugulaystey Tartan Aqoneedkii Idaacada Warsan Ay Qabatey 06/09/2017 Garsoore ka tirsanaa Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo geeriyootay 19/09/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/10/2021 (SAWIRO): Duqeyn lagu dilay Askari iyo dad Rayid ah 19/02/2023 Wafdi Ka Socda DF Oo Gaaray Degmada Waajid Gobalka Bakool 06/01/2021 Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo maanta la kulmaya amiirka cusub ee dalka Kuwait 05/10/2020 DFS oo ku dhawaaqday qorsho lagu soo saarayo Soomaalida ku go’doonsan Ukraine 01/03/2022 Akhriso:-Xildhibaanada oo aroor hore u kalahay xarunta Baarlamaanka iyo ammaanka oo si aad loo adkeeyay 04/04/2018 Akhriso:-Boqor tooyada Sacudiga oo tacsi u diray qoyska Jamal Khashuggi 22/10/2018 Dhageyso:-Idaacada Warsan oo bilawdey Barnamij gaar ah oo ka hadlayo sameenta Covid-19 03/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.