Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya written by Warsan Radio 11/12/2022 Cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa uu ka dilaacay degaano hoostaga Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, iyada oo dhowr qof Soomaali ah ay cudurka u geeriyoodeen tiro kalena ay xilligaan Isbitaalada la jiifaan xanuunka.Degaannada hoostaga Magaalada Wajeer ee uu cudurka ka dilaacay ayaa waxaa ku sugan dad Soomaali qaxooti ah, kuwaas oo ka tegay degaano kale oo ay ka dhacday abaar saameyn ku yeelatay noloshooda.Axmed Dhicis Xaaji aoo ah Xildhibaanka laga soo doorto degmada Habasweyne ayaa sheegay in ilaa iyo Saddex Ruux ay u geeriyoodeen cudurka Shuban-biyoodka 10kaena ay Isbitaalada la jiifaan.Wuxuu hadalkiisa uu intasi kudaray Xildhibaanka in dadka kunool degaannada hoostaga Magaalada Wajeer u baahan yihiin gurmad caafimaad oo deg deg ah, maadaama ay yihiin dad badi degaano kale ka yimid.Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa degaano iyo degmooyin katirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya kajiray dhibaatooyin kala duwan oo ka dhashay colaad beeleedyo iyo abaar daran, iyada oo badi dhibaatadaas ay saameeysay dadka Soomaalida ah. Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya was last modified: December 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay next post Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika You may also like Guddiga Arrimaha Dibada Baarlamaanka Soomaaliya oo qoraal u diray madaxweyne Farmaajo 21/01/2021 Kooxo hubeysan oo dad ugu geystay Gaalkacyo dil iyo dhaawac 16/07/2022 DHAGEYSO:GUDOOMIYAHA B.F.S OO BAYDHABO LAGU SOO DHAWEEYEY. 08/07/2018 DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. 09/08/2019 Mareykanka oo laba shuruudood hor-dhigey Ruushka 13/01/2022 Nin Oday ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho 30/03/2022 Dhageyso:-Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Deegaanka KGS. Oo Xilkiisa lawereegay 16/09/2019 Madaxweynayaasha Soomaaliya & Jabuuti oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-Shabaab 28/12/2022 1,643 ruux oo Soomaaliya lagu 2018 Wasiiro Gaaraya 20 ayaana la bedelay+shaqsiyaad la awood dhaqaaalle 01/01/2019 Puntland: Tirada dadka laga helay covid19 oo gaartay 30 qof xilli uu istaagay bandowgii saarnaa magaalooyinka 04/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.