Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya written by Warsan Radio 11/12/2022 Cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa uu ka dilaacay degaano hoostaga Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, iyada oo dhowr qof Soomaali ah ay cudurka u geeriyoodeen tiro kalena ay xilligaan Isbitaalada la jiifaan xanuunka.Degaannada hoostaga Magaalada Wajeer ee uu cudurka ka dilaacay ayaa waxaa ku sugan dad Soomaali qaxooti ah, kuwaas oo ka tegay degaano kale oo ay ka dhacday abaar saameyn ku yeelatay noloshooda.Axmed Dhicis Xaaji aoo ah Xildhibaanka laga soo doorto degmada Habasweyne ayaa sheegay in ilaa iyo Saddex Ruux ay u geeriyoodeen cudurka Shuban-biyoodka 10kaena ay Isbitaalada la jiifaan.Wuxuu hadalkiisa uu intasi kudaray Xildhibaanka in dadka kunool degaannada hoostaga Magaalada Wajeer u baahan yihiin gurmad caafimaad oo deg deg ah, maadaama ay yihiin dad badi degaano kale ka yimid.Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa degaano iyo degmooyin katirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya kajiray dhibaatooyin kala duwan oo ka dhashay colaad beeleedyo iyo abaar daran, iyada oo badi dhibaatadaas ay saameeysay dadka Soomaalida ah. Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya was last modified: December 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay next post Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika You may also like Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada warsan 18/10/2022 42 kun arday oo maanta u fariisan doonaan imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare 29/05/2021 Dhageyso: Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa kulan kala qaatay wafdi ka socday dalalka Tanzania iyo Pakistan, 31/03/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 04/08/2022 Puntland oo DFS ku eedeysay inay isbaaro u dhigatay deeqaha loogu talo galay 09/08/2023 William Ruto oo sheegay in aan la joogin xilli wakhti lagu lumiyo natiijada doorashadii dhacday 19/08/2022 Shirkadaha ganacsiga Imaaraadka iyo Israa’iil oo bilaabay xiriir iskaashi 16/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 13/09/2021 Madaxda Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya & Kenya oo shir xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho 01/02/2023 Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka dhaceysa Muqdisho & Garoowe. 02/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.