Dowlad Xirtay Shaqaale Ka Tirsan Sirdoonkeeda Oo Basaas U Ahaa Ciidamada Ruushka written by Warsan Radio 23/12/2022 Mas’uuliyiinta Jarmalka ayaa xiray shaqaale ka tirsan hay’addeeda sirdoonka dibadda ee BND iyaga oo looga shakiyay in uu sirta dowladda u gudbiyay Ruushka. Eedeysanaha, oo magaciisa lagu sheegay Carsten L, ayaa lagu xiray Berlin ka dib markii looga shakiyay kiis suurtagal ah oo khiyaano qaran ah.Maamulka ayaa baaray gurigiisa iyo goobtiisa shaqada iyo sidoo kale guriga qof kale leeyahay. Madaxa sirdoonka dibadda Bruno Kahl ayaa sheegay in sii deynta tafaasiil dheeri ah oo ku saabsan kiiskaan ay faa’iidi karto Moscow.Carsten L ayaa xabsiga lagu sii hayay maalintii Khamiista, maalin ka hor markii lagu xiray caasimadda Jarmalka. Waxaa looga shakisan yahay in sannadkan uu Ruushka la wadaagay xogta oo uu helay intii uu ku guda jiray hawlihiisa shaqo.Dacwad oogayaasha federaalku ma aysan faah faahin in taasi ay ahayd ka hor ama ka dib duulaankii Ruushka ee Ukraine.Chancellor Olaf Scholz ayaa lagu wargeliyay arrinta dhowr toddobaad ka hor, sida laga soo xigtay website-ka Spiegel, waxaana amar lagu soo xirayo la soo saaray Dowlad Xirtay Shaqaale Ka Tirsan Sirdoonkeeda Oo Basaas U Ahaa Ciidamada Ruushka was last modified: December 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Federaalka Oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Magaalada Baydhabo next post Dowladda Ruushka Oo Shaacisay Inuu Mareykanka Kula Jiro Dagaal Dadban. You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 16/01/2021 Jadwalka doorashada kuraasta Beelaha Banaadiriga ayaa la shaaciyay 24/02/2022 Aqriso Warbixin:- Qaar kamid ah Kuraastii ugu danbeeyeen ee KG oo Maanta ka dhacday Baydhabo 30/11/2016 Dhageyso: Barnaamijka Beeraha Idaacada Warsan 14/06/2023 Qaramada Midoobay oo warbixin kasoo saartay dagaalka Laas-Caanood 22/02/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 01/05/2021 Adolf Hitler oo ku guuleystay doorasho ka dhacday dalka Namibia 03/12/2020 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 23/09/2017 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 17/08/2023 Dhageyso:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Mohamed lafta –gareen ayaa Maanta shir Gudoomiyey Shirkii ugu horeyay Ee Gollaha wasiirada Cusub Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya , 28/02/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.