Dowlad Xirtay Shaqaale Ka Tirsan Sirdoonkeeda Oo Basaas U Ahaa Ciidamada Ruushka written by Warsan Radio 23/12/2022 Mas’uuliyiinta Jarmalka ayaa xiray shaqaale ka tirsan hay’addeeda sirdoonka dibadda ee BND iyaga oo looga shakiyay in uu sirta dowladda u gudbiyay Ruushka. Eedeysanaha, oo magaciisa lagu sheegay Carsten L, ayaa lagu xiray Berlin ka dib markii looga shakiyay kiis suurtagal ah oo khiyaano qaran ah.Maamulka ayaa baaray gurigiisa iyo goobtiisa shaqada iyo sidoo kale guriga qof kale leeyahay. Madaxa sirdoonka dibadda Bruno Kahl ayaa sheegay in sii deynta tafaasiil dheeri ah oo ku saabsan kiiskaan ay faa’iidi karto Moscow.Carsten L ayaa xabsiga lagu sii hayay maalintii Khamiista, maalin ka hor markii lagu xiray caasimadda Jarmalka. Waxaa looga shakisan yahay in sannadkan uu Ruushka la wadaagay xogta oo uu helay intii uu ku guda jiray hawlihiisa shaqo.Dacwad oogayaasha federaalku ma aysan faah faahin in taasi ay ahayd ka hor ama ka dib duulaankii Ruushka ee Ukraine.Chancellor Olaf Scholz ayaa lagu wargeliyay arrinta dhowr toddobaad ka hor, sida laga soo xigtay website-ka Spiegel, waxaana amar lagu soo xirayo la soo saaray Dowlad Xirtay Shaqaale Ka Tirsan Sirdoonkeeda Oo Basaas U Ahaa Ciidamada Ruushka was last modified: December 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Federaalka Oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Magaalada Baydhabo next post Dowladda Ruushka Oo Shaacisay Inuu Mareykanka Kula Jiro Dagaal Dadban. You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 13/07/2019 Dhageyso:-Wazirka Waxbarashada KGS oo shegay in Tobanka arday ee ugu sareyso Natijada imtixanka 29/07/2018 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 20/04/2021 Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan 14/05/2022 Shirka Dhuusamareeb oo maanta lagu wado in uu ka furmo 11/07/2020 Maamulka degmada diinsoor oo ka warbixiyey xaalada degmadaasi. 14/07/2022 AQRISO Maxaad Ka Taqaan Siyaad Barre Iyo Qudbadii Ugu Dambeeysay. Maanta oo kale 21 Oktobar 21/10/2021 Wasiir Beyle oo ka hadlay Lacag ay ugu deeqay Bangigga Aduunka Dowladda Somalia 24/06/2020 Khabiir ku mashquulsanaa helida daawada cudurka Caronavirus oo la toogtay 06/05/2020 Khalifa Haftar Oo Sheegtay Inuu Yahay Madaxweynaha Liibya 28/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.