Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Guddoonka Golaha Shacabka iyo Madasha Xisbiyadda oo Kulan leh Muqdisho 05/07/2020 Dhageyso Waxaan wareeysi Layeelanay Dr.Sheiknor Abuukar Qaasim oo ka mid ah dadka ka soo jeedo KGS 28/07/2019 Shiinaha ayaa Sacuudiga ka caawinaya in uu dhisto meelo uu ku sameysto nuclear 08/08/2020 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 23/06/2022 QM oo dalka Mali ku eedaysay xad-gudubyo dhinaca warbaahinta ah 01/05/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 10/10/2021 DHAGEEYSO+SAWIRO+AKHRISO:-QEYB KAMIDDAH CIYAARTOYDA BAARDHEERE AYAA LAGU WAREEJIYAY QALAB ISBOORTIS iyo Tartamo loo furey 15/03/2017 Shirka wadatashiga mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho (Sawirro) 21/10/2020 RW Xamse Barre “Degmo kasta si nabad galyo ah ayay Mas’aaliyiintu ku tagi karaan” 31/07/2023 Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Jordan 08/02/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.