Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan kula wareegay Kunturwaareey 14/08/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 22/06/2022 Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Saldhigga Waabari iyo Wasiir ku dhaawacmay 22/06/2017 RW Rooble oo la kulmay Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed (SAWIRRO) 23/11/2020 Jubbaland & Koonfur Galbeed oo shaacinaya Guddiyada xulaya Ergooyinka doorashada 20/01/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 30/10/2022 DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/03/2020 Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay muddo Labo Cisho ah 27/10/2020 DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN 20/07/2018 Ciidanka DANAB oo howlgal ku qabtay Sarkaal katirsan Al-Shabaab 12/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.