Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyay baaqa Ra’iisul Wasaare Kheyre ee qabashada doorashada dalka 09/07/2020 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS. 16/02/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 13/06/2021 Dhageyso Warka Habeenimo Afka Maayga Ee Radio Warsan Magaalada Baydhabo. 13/08/2016 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 15/10/2022 Shir looga hadlaayay Joojinta dhoofinta dhuxusha Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi 26/02/2022 dhageyso:-Munaasabada 15 may maalinta dhalinyarada Soomaaliyed ayaa manta lagu qabtay magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan 15/05/2017 VIDEO Xildhinbaano Ka Soo Jeeda KGS oo Ka Tirsan DFS Ayaa Ka Horyimid Mooshinka Ka Dhanka Ah Cali khayre 30/06/2017 Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan 30/10/2022 Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn cusub ku dilay Xubno katirsan Al-Shabaab 18/08/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.