Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Wararkii ugu danbeeyay Guri uu Muqdisho ka degan yahay Mas’uul oo la Qarxiyey 28/10/2023 Axmed Madoobe Oo Ballan Qaad U Sameeyay Dhalinyarada Degmada Dhoobley 27/06/2022 Ismaaciil Cumar Geelle oo sheegay waqtiga uu xilka ka dagayo 20/07/2022 Dowladda Imaaraadka Carabta oo deeq Gargaar ah Maanta soo gaarsiiyay Muqdisho 07/04/2022 Dalka Sweden:- Haweeney u dhimatay Weerar uu ku qaaday Ey, 24/10/2022 Akhriso:-Hindise sharciyeedyada looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada 29/05/2017 Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday howlgal waddo furis ah 22/10/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/01/2021 Puntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis ka kooban Shan qodob 06/11/2022 Ra’iisul Wasaare Rooble oo weli kulamo looga hadlayo Doorashooyinka ka wada Dhuusamareeb. 17/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.