Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like DHAGEYSO:SARAAKIL IYO MAAMULKA GOBLKA BAKOOL OO BOOQDEY DEEGAANKA TEED. 22/07/2018 Daalibaan oo la wareegay magaalada labaad ee ugu weyn Afghanistan ee Kandahar 13/08/2021 Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Siyaasadda Dalka 13/09/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 29/11/2021 Puntland oo Beesha Caalamka kala hadashay Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya 04/09/2020 Sawiro;-Guddiga Gurmadka Abaaraha KGS Oo Kulan La Qaatay Madaxda IOM 12/09/2022 Maraykanka oo duqayn ku dilay la-Taliyihii gaarka ahaa ee Amiirka Al-Shabaab 13/05/2020 Maraykanka oo qirtay in 12 askari looga dilay weerarkii Madaarka Kabul 28/08/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 13/12/2021 Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas oo cambaareeyey weerar lagu qaaday xaruntii Bisha Cas Baardheere 30/08/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.