Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada 28/05/2021 Dhageyso:-wareysi Aanu layeelanay Gudoomiyaha Golaha Dhaganka KGS Malaq C/rashiid sheikh C/rahamaan oo Kamid Ah Odayaasha Dhaganka, 14/08/2016 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 20/09/2020 Dowladda Soomaaliya oo kordhisey Qiimaha xajka ee Sannadkan 07/06/2022 Xajka Sanadkan oo laga mamnuucay dadka aan ku nooleyn gudaha Sacudi Carabiya 12/06/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 25/05/2020 Sawiro:-Wasiirka Amniga KGS iyo Wafdii gaaray degmada Diinsoor oo kulamo bilaabay 17/08/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 22/04/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 17/06/2023 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 03/07/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.