Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas written by Warsan Radio 06/01/2023 Xog-hayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si kulul u cambaareeyay labo qarax oo baabuur oo Arbacadii ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.Xoghayaha Guud ee Ururka OIC, Xiseen Ibraahim Taha ayaa hadal uu soo saaray ku sheegay inay si weyn u cambaareynayaan weerarkaas, isagoo tacsi u diray qoysaska dadkii ku dhintay weerarkaas iyo dowladda Soomaaliya, isagoo sidoo kale u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwa ku dhaawacmay.Barqanimadii Arbacadii Al Shabaab ayaa weerar labo baabuur oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ku qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, halkaasi oo weerarku uu ku qaaday deegaan ka kooban guryo, maqaayado iyo dukaamo, waxaana ku dhintay 35 ruux, halka 40 kalena ay ku dhaawacmeen. Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:-WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA WARSAN next post Mareykanka oo abaal-marin lacageed dul-dhigay Sarkaal loo heysto weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay You may also like Midowga Musharaxiinta oo muddeeyay goorta ay bannaanbaxa qabanayaan 03/03/2021 Dhageyso:- Barnaamijka Xaaladaha Barakacayaasha. 03/07/2020 dhageyso:-Waziirka Maliyada Kgs oo amr ku soo Rugey Ganacasatada Deeganada Kgs 08/03/2017 Burcad Koonfur Afrikan ah oo boobay Dukaamo ay Soomaali leeyihiin. 26/09/2022 Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay Dhaqaale la’aan soo wajahday 25/04/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 19/12/2021 Somaliland oo muddo u qabatay in degaannadeeda isaga baxaan dadka Ajaanibta ah 26/07/2022 RW Xamse oo Amray in loo gurmado dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii Beledweyne 03/10/2022 Akhriso:- Qaramada Midoobey oo soo tira koobtay tirada dadka Shacabka ah lagu dilay Soomaaliya 2016/2017 10/12/2017 Erdogan iyo Trump oo ka wada hadlay dagaalka Corona 20/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.