Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas written by Warsan Radio 06/01/2023 Xog-hayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si kulul u cambaareeyay labo qarax oo baabuur oo Arbacadii ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.Xoghayaha Guud ee Ururka OIC, Xiseen Ibraahim Taha ayaa hadal uu soo saaray ku sheegay inay si weyn u cambaareynayaan weerarkaas, isagoo tacsi u diray qoysaska dadkii ku dhintay weerarkaas iyo dowladda Soomaaliya, isagoo sidoo kale u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwa ku dhaawacmay.Barqanimadii Arbacadii Al Shabaab ayaa weerar labo baabuur oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ku qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, halkaasi oo weerarku uu ku qaaday deegaan ka kooban guryo, maqaayado iyo dukaamo, waxaana ku dhintay 35 ruux, halka 40 kalena ay ku dhaawacmeen. Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:-WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA WARSAN next post Mareykanka oo abaal-marin lacageed dul-dhigay Sarkaal loo heysto weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay You may also like Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo dhaliilay habka ay ku socoto doorashada Golaha Shacabka 02/12/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/01/2022 Maamulka Hir-Shabeelle oo billaabay dhex-dhexaadinta Beelaha ku dagaalamay Shabeellaha Dhexe 20/07/2023 Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxa Hay’adda USAID? 24/07/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Wasan 07/11/2021 Dhageyso:-Hambaliyada maalinta Xorriyadda Saxaafada Adduunka. 03/05/2021 Akhriso:- Warar kii udambeyay garoonka magaalada Muqdisho oo diyaarad lacag siday lagu qabtay 08/04/2018 Diyaarad ay la socdeen ku dhawaad 30 Ruux oo lagu waayay gudaha Ruushka 06/07/2021 Dhageyso: Qeybtii 4 aad Barnaamijka Barakacaaysha iyo Covid-19. 12/06/2020 Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan 13/11/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.