Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas written by Warsan Radio 06/01/2023 Xog-hayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si kulul u cambaareeyay labo qarax oo baabuur oo Arbacadii ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.Xoghayaha Guud ee Ururka OIC, Xiseen Ibraahim Taha ayaa hadal uu soo saaray ku sheegay inay si weyn u cambaareynayaan weerarkaas, isagoo tacsi u diray qoysaska dadkii ku dhintay weerarkaas iyo dowladda Soomaaliya, isagoo sidoo kale u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwa ku dhaawacmay.Barqanimadii Arbacadii Al Shabaab ayaa weerar labo baabuur oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ku qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, halkaasi oo weerarku uu ku qaaday deegaan ka kooban guryo, maqaayado iyo dukaamo, waxaana ku dhintay 35 ruux, halka 40 kalena ay ku dhaawacmeen. Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:-WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA WARSAN next post Mareykanka oo abaal-marin lacageed dul-dhigay Sarkaal loo heysto weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay You may also like Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay muwaaddiniin ku xannibnaa dalka Liibiya 24/10/2023 Wasaaradda Aw-qaafta iyo culimada Muqdisho oo bulshada ugu baaqay in ay taraawiixda iyo cishaha guryahooda ku tukadaan 25/04/2020 Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Aqalka Sare iyo Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh? 07/07/2020 Video Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay Shirka Golaha Amniga Qaranka 06/02/2018 Shirkadda Diyaaradaha Alitalia oo Hawada ka baxday & sababta keentay 15/10/2021 Muwaadiniin Soomaali ah oo ku xayirnaa Nairobi oo dalka ku soo laabtay 21/05/2020 Akhriso:- Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo la kulmay qaar kamid ah culimada Dalka fariina u diray culimaa udiinka Soomaaliyeed 13/06/2018 Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo bandhigay qodobada laga bedelay Xeerarka doorashooyinka 24/06/2020 Dowlada Soomaaliya Iyo Hay’ada WFP Oo Heshiis Kala Saxiixday 04/01/2022 Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha oo ku guuleystey doorashada Aqalka Sare 02/08/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.