Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas written by Warsan Radio 06/01/2023 Xog-hayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si kulul u cambaareeyay labo qarax oo baabuur oo Arbacadii ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.Xoghayaha Guud ee Ururka OIC, Xiseen Ibraahim Taha ayaa hadal uu soo saaray ku sheegay inay si weyn u cambaareynayaan weerarkaas, isagoo tacsi u diray qoysaska dadkii ku dhintay weerarkaas iyo dowladda Soomaaliya, isagoo sidoo kale u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwa ku dhaawacmay.Barqanimadii Arbacadii Al Shabaab ayaa weerar labo baabuur oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ku qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, halkaasi oo weerarku uu ku qaaday deegaan ka kooban guryo, maqaayado iyo dukaamo, waxaana ku dhintay 35 ruux, halka 40 kalena ay ku dhaawacmeen. Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:-WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA WARSAN next post Mareykanka oo abaal-marin lacageed dul-dhigay Sarkaal loo heysto weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay You may also like Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kulamo ka bilaabay Beledweyne 07/02/2022 MADAXWEYNE FARMAAJO OO UMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYEY BISHA RAMADAAN 23/04/2020 Wasiirka difaaca dalka Kenya oo Muqdisho soo gaaray 18/10/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 02/11/2021 Xilliga la qabanayo Shirweynaha Madaxda Afrika & Ruushka oo la shaaciyey 24/01/2023 Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Puntland 11/06/2020 . AKHRISO;-Wasiirka Gaashaandhigga oo $51,000 ku wareejiyay Guddiga Abaaraha 15/04/2017 Maamulka Gobolka Tigray-ga oo gabi ahaanba la kala diray 07/11/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Bidhaamiye 28/07/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/09/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.