Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas written by Warsan Radio 06/01/2023 Xog-hayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si kulul u cambaareeyay labo qarax oo baabuur oo Arbacadii ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.Xoghayaha Guud ee Ururka OIC, Xiseen Ibraahim Taha ayaa hadal uu soo saaray ku sheegay inay si weyn u cambaareynayaan weerarkaas, isagoo tacsi u diray qoysaska dadkii ku dhintay weerarkaas iyo dowladda Soomaaliya, isagoo sidoo kale u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwa ku dhaawacmay.Barqanimadii Arbacadii Al Shabaab ayaa weerar labo baabuur oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ku qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, halkaasi oo weerarku uu ku qaaday deegaan ka kooban guryo, maqaayado iyo dukaamo, waxaana ku dhintay 35 ruux, halka 40 kalena ay ku dhaawacmeen. Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:-WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA WARSAN next post Mareykanka oo abaal-marin lacageed dul-dhigay Sarkaal loo heysto weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay You may also like Wafdi horudhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Beledweyne 20/10/2022 Guddoonka Golaha Shacabka oo isugu yeeray Xildhibaannada ka qeyb galka fadhi aan caadi ahayn 28/04/2021 Maamulka Puntland oo ka soo horjeesatay shirka beri u furmaya Madaxda DF iyo Somaliland 14/06/2020 Dhageyso:-Xildhibaan Cabdi Shakuur oo ka tirsan Gudiga Amniga Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka hor yimid Ciidamada Dowladda Federaalka ay u soo daabulayso Baydhabo. 01/12/2018 Qareeno Soomaali ah oo maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya 25/09/2021 Dhageyso Barnaamijka Waxbarashada 08/01/2022 Tartan aqooneedka Cilmi iyo asluub ee warbaahinta warsan ayaa caawa galay Habeenkiisii 8aad 30/03/2023 Sharukh Khan oo u jawaabay atoore waddan kale kasoo jeeda oo ka yaabsaday 09/12/2019 Daawo Madaxweyne Deni oo Ka Hadlay Kufsi iyo Dil Loo Geystay Gabar 12 Jir Ah 26/02/2019 Gudoomiye Mursal oo sheegay inay farriin hanjabaad ah uga timid madaxweyne Maamul Goboleed 28/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.