Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas written by Warsan Radio 06/01/2023 Xog-hayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si kulul u cambaareeyay labo qarax oo baabuur oo Arbacadii ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.Xoghayaha Guud ee Ururka OIC, Xiseen Ibraahim Taha ayaa hadal uu soo saaray ku sheegay inay si weyn u cambaareynayaan weerarkaas, isagoo tacsi u diray qoysaska dadkii ku dhintay weerarkaas iyo dowladda Soomaaliya, isagoo sidoo kale u rajeeyay caafimaad deg deg ah kuwa ku dhaawacmay.Barqanimadii Arbacadii Al Shabaab ayaa weerar labo baabuur oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ku qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, halkaasi oo weerarku uu ku qaaday deegaan ka kooban guryo, maqaayado iyo dukaamo, waxaana ku dhintay 35 ruux, halka 40 kalena ay ku dhaawacmeen. Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii degmada Maxaas was last modified: January 6th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:-WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA WARSAN next post Mareykanka oo abaal-marin lacageed dul-dhigay Sarkaal loo heysto weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/04/2019 Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo Gaba-Gabeeyay Safarkii Uu Ku Joogay Asmara 13/11/2022 Dhageeyso:-waxaa habenkii 7 si toos ah usocdo barnaamijkii Tartan Aqooneedka 03/06/2017 RW Rooble oo Magacaabay Guddi ka soo tala bixiya xasilinta magaalada Muqdisho 04/05/2021 Akhriso:-Guddiga soo xulista Baarlamaanka Hirshabeelle oo la Magacaabay 29/08/2020 Dhageyso+Sawiro:-Natiijada Habeenkii labaad Wareega 3 Aad ee kala baxa 02/05/2021 Shirka Agaasimayaasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka DF iyo DG oo ka furmay Muqdisho 20/12/2020 Dhageys;- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 7aad 22/07/2022 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada warsan 18/12/2022 Wararkii ugu danbeeyay Goobo Ganacsi ku yaalla Muqdisho oo la Qarxiyey 03/12/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.